Hambalyo+Daawo: Garoonka Diyaaradaha Ismaaciil Mire Ee Magaalada Buuhoodle Oo Maanta Si Rasmi Ah U Furmay Iyo Wafdi Balaaran Oo Uu Hogaaminayay Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Oo Ka Dagay Halkaasi.

0

Daawo: Garoonka Diyaaradaha Ismaaciil Mire Ee Magaalada Buuhoodle Oo Maanta Si Rasmi Ah U Furmay Iyo Wafdi Balaaran Oo Uu Hogaaminayay Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) Oo Ka Dagay Halkaasi.

madaxwayne-indhosheel

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Ayaan leenahay Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel), Mas’uuliyiinta kale Iyo Shacab Weynaha Khaatumo State Of Soomaaliya.

Nin i sigay ma nabad galo
Nin i sugayna maba jiro
Libta weli ma sii dayn
Gardarrada ma saacido
Nin xaqlana cid lama simo
SOOMAALI BAAN AHAY

Guul Iyo Gobanimo Khatumo State Of Somalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com