Dhageyso:Wasiirka Amniga Qaraxna oo Sheegay in Dhibka Kenya Somalida ay ku hayso ay Taabaneeyso Dowladda

0

Muqdisho(AGGM):iyadoo xafado kamid magaalada nayroobi ee caasimada Kenya wali ka soconayaa baaritaanada ciidamada Kenya ku qab qabanayan soomalilada ayaa dowaladu waxay ka hadashay dowrka uga aadan

wasiirka amniga qaran xukuumada soomaliya cabdi kariin xueen guulayd ayaa sheegay in dowladu ay taabanayso dhibaatada sooaamlida loogu kaysanayo nayrobi isago in lama huraan ku tilmaamay in la ilaaliyo xaquuqda  muwaadiniinta

waxa uu sidoo kale wasiir cabdi kariin soo hadal qaaday ee deen ciidamada Kenya loo jeediyey oo ku adan inay boobaan koobaha ganasi ee leeyihiin ganacsadada soomaliyeen leedahay waxa uuna taas kaga jawaabay

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com