Dhageyso:Maamulka Gobolka Hiiraan oo Heegan galiyey Ciidamada Amaanka

0

Baledweyne(AGGM):Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay ka Digtoon yihiin Weerar ay Al-shabaab ku soo qaadaan Gobolka Hiiraan.

Max’ed Ibraahin Cabdi oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Maamulka Magaalada Baledweyne ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka Dhiifoon yihiin Weeraro ay Al-shabaab ku soo qaadaan Goobaha Dowladda Soomaaliya ay Maamusho.

Dhawaan ayey aheyd markii Weerar Ismiidaamin ah Al-shabaab ay ku qaadeen Hottel ku yaala Degmada BuulaBarde ee Gobolka Hiiraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso

 

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Maxed-Ibraahin-cabdi.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com