Daawo: Kooxdi Bac Madoow Oo Maanta Leh” Mareexaanoow Waa Sixranahay”.

0

Daawo: Burcadi Bac Madoow Oo Maanta Leh” Mareexaanoow Waa Sixranahay”.

Shaale Cibaad Bulxan oo sheegay inay beesha sade sixran tahay oo la sixray, balse xaqiiqda ayaa waxa ay tahay cid hadeey sixran tahay ama waalan tahay waxaa sixran oo Qur’aan saar, Dawo iyo Qisaar u baahan waa kooxda Bac Madoob iyo waxii taageera ee uu hogaamiyo Maxamed Ugaas Xaashi.

Jawaabtu waa sahal: Waxaan leenahay Kooxda Bac Madoow Jaalleyaal anagu ma sixranin, waxaad la waalaneyseen inay sidan noqonayaana waanu ogeeyn, ee adinkaa sixranee ma rabtaan in aan Qur’aan idin saarno?

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com