Dhageyso:Baarlamaanka oo u yeeray Wasiirada Difaaca iyo Amniga Qaranka

0

Muqdisho(AGGM): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku Amray Wasiirka Difaaca iyo Wasiirka Amiga Xukumadda Soomaaliya in mudo 15 Cisho ah ay Baarlamaanka horyimaadaan.

Gudoomiye Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Cabdalla Cawad ayaa sheegay in wax laga Weydiin doono Dil Degmada Buurhakaba logu geeystay ilaa 8 Oday dhaqameed oo halkaasi lagu Dilay.

Waxaa uu intaa ku daray Mudane Cawad in Labnadaan Wasaaradood ay Mas’uul ka yihiin Qof walba oo Muwaadin Soomaali ah oo lagu Dilo Soomaaliya,waxna laga Weydiin doono.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Cawad.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com