Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyada Soomaaliya ee Kuwait

0

Kuwait(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa Xalay kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kuwait.

Waxaana Madaxweynaha iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ay kawada hadleen Arimo Farabadan  oo ay ka mid yihiin Xaalada Dalka Soomaaliya.

Xasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Jaaliyada oga Warbixiyey Dagaalada ka socda Dalka Soomaaliya iyo sida ay Jaaliya oga qeyb qaadan karaan Hormarka Dalka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com