Dhageyso: Xaalada Ceelbuur oo dagan iyo Baaritaano socda

0

Ceelbuur(AGGM): Waxaa  Saaka Degan Xaalada Degmada CeelBuur ee Goboka Galgaduud oo Shalay lagala Wareegay Al-shabaab.

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa  Baaritaano Xoogan ka wada Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Waxaana Ciidamada ay soo qabteen Tiro dad ah oo lala Xariirinayo Falalka Amaandaro iyo Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codk

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com