Dhageyso: Xaalada Deegaano hoostaga Ceelbuur oo Dagan

0

Ceelbuur(AGGM): Wararka ka imaanaya Deegaano hoos yimaada Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud oo ay ku dagaalameen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa saaka laga soo sheegayaa in ay Dagan tahay.

Dagaal Xoogan ayaa Shalay galinkii danbe halkaa ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM iyo Al-shabaab.

Waxaa Saaka wararka ay sheegayaan in Xaalada ay Dagan tahay oo Labada dhinac ay Isku hor fhaiyaan Meel isku muuqda.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Amuurtaas

WARKA NAFISO XAALADA DEEGAANADII LAGU DAGAALAMAY GAAR AHAAN DEEGAANKA MAALIN NUGUR

Isku ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com