Dhageyso:Ciidamo Ka tirsan Asluubta oo Muqdisho Tababar uga Furmay

0

Muqdisho(AGGM): Ilaa Shan iyo Labaatan Kamid Ah Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Tababar soconaya Muddo Sedex Cisho ah  ilamarkaan uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Qm ee Soomaaliya Uga Socon Doona Gudaha Xarunta Xale Ee Magaalada Muqdisho.

Aqoon Kororsiga ayaa Waxaa Lagu bari Doonaa Ciidanka Asluubta Qaabka ay Ula Dhaqamayaan Maxaabiista Iyo Ka Shaqeenta  Xabsiyadda.

Col Xuseen Daahir Sheekh Oo Ah Xiriiriyaha Hay’addaha Iyo Ciidanka Asluubta ayaa Ka Codsatay Qm Midoobe In Laga Taageero Sidii Wax Soo Saare u Sameyn lahaayeen Ciidanka Asluubta Soomaliyeed

Halkaan Ka Dhageyso Codka Col Xuseen

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgduud@gmail.com