Dhageyso:Banaanbaxayaasha Baydhabo oo galay Guri ay ku tuhmeen Shariif Sakiin

0

Baydhabo(AGGM): Banaanbaxayaasha Magaalada Baydhabo ayaa maanta Galay Maalintoodii Saddexaad,waxaana Banaanbaxayaasha ay maanta Gudaha u galeen Guri uu Magaalada ka tagan yahay Mas’uul ka tirsanaan jiray RRA.

Waxaa ay sheegeen in Banaanbaxayaasha in Mas’uulkaasi uu qarinayo Xioldhibaan Shariif Xasan Sh Aadan oo si weyn Dadka ku nool Magaalada Baydhabo ay oga soo horjeedaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin kooban

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/WAR-SICIID-RAIIS-.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com