Dhageyso:Puntland oo Xaqiijisay in Soomaaliland ay Qabsatay Magaalada Baran

0

Garowe(AGGM): Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland C/wali Xirsi Indha guran ayaa Xaqiijiyey in Deegaano Hoostaga Magaalada Baran ay la Wareegeen Ciidamada Maamulka Soomaaliland.

wasiirka ayaa sheegay in Maamuka Soomaaliland uu u diyaar garoobay Dagaal uu la galo Maamulka Puntland sida uub sheegay Wasiirka Warfaafinta Puntland.

Ciidamada ka socda Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa la sheegay in ay Hor dhac u yihiin Mas’uuliyiin Soomaaliland ah oo Booqasho ku imaanaya Ddeegaanada Labada Maamul ay ku Muransan yihiin.

Halkaan Hoose ka dhageyso

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Baran.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com