Daawo Sawirada:Muungaab oo Xafiis ka Furtay degmada Hiliwaa

0

Muqdisho(AGGM):Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sareeyo Guuto  Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay noqon doonto meel ka caagan weerarada Argigixiso.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in amniga Gacan bir ah uu ku qabanayo Maamulkiisa isagoo carabka ku dhuftay in wixii talo iyo tusaalo xagga siyaasadda iyo amniga ah loogu soo gudbin doono Xafiiskiisa Degmada Heliwaa.

Guddoomiyaha ayaa dhanka kale sheegay in haatan qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ay noqdeen kuwa Xasiloon oo aan wax huib ah lagu dhex qaadan kuwaas oo uu Tusaale ugu soo qaatay Degmada X/Weyne.

Guddiga Amniga qaranka oo uu hogaamiyi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud ayaa dhawaan amray in wax hub ah lagu dhex sidan Karin Degmada X/Weyne ee Magaalada Muqdisho.

1 DSCF1727 DSCF1728 DSCF1730-1 DSCF1732 DSCF1736 DSCF1737