Nairobi (ADDG}Kenyadnka Ku Nool Mareykanka Iyo Mexico OO Hilidoono Sharciayda Aqoonsiga ee dalka.

0

Qurbo  joogtaa Kenyaadnka  eek u nool dalka marykanka iyo Mexico ayaa wax ay heli doonaa karaka aqoonsiga ee dalka  kadib hadal ka so yeeray safarada Kenya eek u taala dalka marykanka wax ayna warbahinta dalkaas u sheegtay in ay ku dhaqaaqi doonto kaararka aqoonsiga ee lagu siinaayo saska kenyanka ah eek u nool dalaalkaasi laga bilaabo bishaan nagu soo began ee april.

Kibaandhaha dadkaasi la siin doono ayaa waxa barbar socoto in badalaad loo subin doono shaqsi walba oo kaarkiisa aqoonsiga ka lumo aydoona sida ay sheegen masuliyyinta safarada Kenya ay ku ledahay dalka marykanka si fudud ay dib u helaan kaararkooda aqoonsiga aygoona dalka dib ugu soo laban karo.

Kusimaha safirka Kenya u fadhiyo Washington DC  Jean Kamau ay sheegay in dowlada ay ka go,antahay xaqiijinta in qofwalba  oo Kenyan ah eek u nool marykanka uu helo decmetiyada sharaciga.

Ms Jean Kamau ayaa waxay muwaadaniinta kenyanka eek u nool mareykanka ay ilmoohada uga faaideyaan sidii ay ku heli lahayeen sharciga aqoonsiga dalka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

 allgalgaduud@gmail.com