Kusimaha Hogaamiyaha Xisbiga ODM Ayaa La Filaa Inu Kulan Deg Deg Ah La Qaato Dhinacayda Xisbigaas.

0

Nairobi (AGGM): Anyang Nyongo Oo ah Ku kusimaha hogaamiyaha Xisbiga ODM Ayaa shaca Ka qaaday qilaaf xoogan oo so kala dhex galay dhinacyada Xisbiga ODM isgoona sheegay In u la Kulmidoono Si Lo Xaliyo Qilaafkaas hada yimdi.

Arinta qilaafka ayaa ka dhalatay kadib markii ay Dhinacayo ka mid ah Xisbiga ODM Ay Ku Dhawaqeen In doorashada xisbiga la qabto  Mudo u dhexeeyso 45 cisho gudahood Mr  Nyongo ayaa  sheegay in kulanka looga tashan doono arimaha hada so cusboonaaday ee Xisbiga ODM  iyo dhinacayada ku  baqaayo In doorsho Mudo kooban Gudeeh la qabto .

Kooxaha Ay Hogaamineyso Sanatarka la soo Magacaabay Ee Agnes Zani In Ay doonayaan Isbadal Lagu Sameeyo gudiga doorshada Iyo Ergada  Xisbiga ka Hor Inta aan Lo huleyilin Doorashada.

Gunaanadkii Hadalka Mr Nyonga Oo Ah sii Haya Xilka Hogaanka Xisbiga ODDM Ayaa Waxa Laga Sugayaah Inu Ka Hortago Arimaha Qilaafka Badan keenay ee Dhinacyada Xisbiga.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

 allgalgaduud@gmail.com