Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Kala Fadhigii 4-aad Ee Baarlamaanka

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudaan  Xasan Sh,Maxamuud ayaa Furay Kala Fadhigii 4aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho ka Furmay.

Waxaa Madaxaweynaha Soomaaliya uu Baarlamaanka ka hor sheegay in Dalka uu ku jiro Dagaal islamrkaana lala Galayo Al-shabaab,waxaana uu Baarlamaanka ugu baaqay in ay  Qeyb ka qaataan Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com