Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sh Cismaan Jawaari ayaa Tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooyada Prof, Shariif Saalax Max’ed Cali oo shalay ku geeriyooday Magaalada Muqsisho.
Prof Jawaari ayaa sheegay in Shariif Saalax uu ahaa Wadani Dalkaan Dhib u soo maray,waxaana uu Alle oga baryey in Alle uu u Naxariisto oo uu Janada Geeyo.
Sidoo kale wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya ayaa Tacsi u diray Prof.Shariif Saalax oo Shalay Muqdisho ku Geeriyooday.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaasi
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com