Dhageyso:Feysal Cali waraabe oo Eedeeyey Madaxweyne Siilaanyo

0

Hargeeysa(AGGM): Siyaasi Feysal Cali Waraabe oo ka mid ah Siyaasiinta Mucaaradka Maamulka Soomaaliland ayaa Dhaliilay Siyaasada Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland.

Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Sharci Daro uu wado Madaxeyhana Maamulka Soomaaliland Axmed Max’ed Maxamuud Siilaanyo.

Waxaa uu intaa ku daray Feysal Cali waraabe in Siilaanyo uusan fulin waxii uu balan qaaday xiligii doorashada,islamarkaana uu yahay Nin Qayaamo qaran galay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com