Dhageyso:Munaasabad lagu Sagootinayo Ehelada Tubeec oo Muqdisho lagu Qabtay

0

Muqdisho(AGGM): Munaasabadaan oo lagu Xasuunasayo Boqorkii Codka Max’ed Suleemaan Tubeec laguna Sagootinayo Eheladiisa ayaa Xalay lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Fanaaniin ayaa inteeda badan waxaa ay aheyed mi loogu Duceenayey Boqorkii Codka Max’ed Saleemaan Dubeec.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Xaflada

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com