Dhageyso:Al-shabaab oo Beenisey in ay Shacabka Soomaaliyeed ay Qax ku qasbaan

0

Muqdisho (AGGM): Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegay in Degaanada Dowladda Soomaaliya ay ka qabsatay Dadka ku nool Shababaab uusan ku qasbin in ay ka barakacaan.

Ali dheere ayaa sheegay in Al-shabaab aysan Shacabka Soomaaliyeed waligood aysan barakicin islamarkaana aysan dhihin halaga qaxo Deegaanada Dowladda ay kala Wareegtay.

Hadalka Afhayeenka Al-shabab ayaa imaanaya xili Dad badan oo ku nool Deegaanada Al-shabaab laga qabsaday ay ka qaxayaan oo Al-shabaab ay ugu yeereen in ay ka dheeraadaan Goobaha ay Dowladda Maamusho.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Cali Dheere

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com