Dhageyso:Sargaal Al-shabaab ah oo Muqdisho lagu Qabtay

0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya Gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Galabta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Sargaal ka tirsan Al-shabaab oo laga soo qabtay Degmada dayniile.

Sargaalka Ciidamada ay soo qabteen ayaa waxaa lagu magacaaba C/shakuur  Guure ,waxaana laga soo qabtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

Afhayeenka laamaha Amaanka Soomaaliya Generaal Max’ed Yuusuf Madaal ayaa Warbaahinta oga Warbixiyey Qaabka loo soo qabtay iyo sida laga Yeelayo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Afhayeenka Booliska 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com