Dhageyso:Laamaha Ammaanka oo ka warbixiyay howlgallo dad iyo Mootooyin lagu soo qab qabtay

0

Muqdisho(AGGM):Afhayeenka hay’adaha ammaanka Qaranka Jeneraal Maxmed Yusuf Cumar Madaale Oo saxaafada Lahadlayay ayaa Ka warbixiyay Howlgalladii ay Ciidamda Amaanka Maalmihii U Danbeeyay Ku Xaqiijinyeen Amaanka Caasimada Muqdisho

Afhayeen Madaale ayaa Sheegay Dadka ay hayaan Qaar kamid ah ku tuhun sanyihiin ka qeyb qaadashada Falalka lidiga ku ah Amaanka oo Xiliyada qaar Dhoco Islamarkaan uu tilmaamay in Baaritaano laguwado Asagoona Sidoo kale ku Eedeeyay Wadayashaaha Motooyinka ay Ciidanka Soo qabteen in aysan haysan Sharci Ay kuwadaan Mootooyinka
Halkan Ka Dhageyso Codka Jeneraal Maxmed Yusuf Cumar Madaale

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduudmedia@gmail.com