Dhageyso:Al-shabaab oo Sheegay in Ninkii Isku Qarxiyey Buulabarde uu jiray 60 Sano

0

Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa sheegay in ay Weerarkii ka dhacay Degmada Buulabarde aya ku dileen Saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya.

Waxaa ay sheegeen inWeerarka Ismiidaamintaa uu Fuliyey nin Oday ah oo Da’diisa ay Gaareyso 60 Sano sida uu sheegay Afhayeen u hadlay Falaagada Kooxda Al-shabaab Al-qaa’ida.

Odayaasha kale ayaa waxaa uu ugu baaqay in ay sidaan  oo kale ay  Sameeyaan si Dagaalka ay Dowladda iyo AMISOM ay uga guuleeystaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Al-shabaab

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com