Dhageyso: howlgal Dad lagu Qab qabtay oo Muqdisho ka dhacay

0

Muqdisho(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Saaka Xaafadaha Magaalada Muqdisho ka fuliyey Baaritaano Xoogan oo Dad lagu soo qab qabtay,

Baaritaanada ayaa waxaa ay ka dhaceen Wadada Warshadaha Gobolka Banaadir Xaafada Gubta,Xaafada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Mid kamid ah Goobjoogeyaasha ayaa warbaahinta u sheegay in aan Dadka la qabtay aysan garaneyn in ay yihiin Al-shabaab iyo inkale.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Goobjoogaha

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com