Dhageyso:Hub Al-shabaab laga soo qabtay oo Maanta la soo Bandhigay

0

Muqdisho(AGGM): Taliska Ciidamada Booliska Soomaliya ayaa manta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Hub ay ka soo qabteen
Falaagada Al-shabaab.

Corneel C/laahi Xasan  Bariise ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay soo qabteen Hubkasi oo uu sheegay in laga Soo qabtay Deegaan Duleedka Waqooyi ka ka ah Ceelasha Biya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Taliyaha

isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com