Dhageyso:Al-shabaab oo Degmada Warshiiq iyo Raage ceele laga Qabsaday

0

Jowhar (AGGM): Ciidamada Dowladda Somaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Maanta la Wareegay Falaagada Al-shabaab Deegaano hoos taga Gobolka Shabellaha Dhaxe.

Ciidamada ayaa la wareegay Degmada Warshiiq iyo Raage Ceele,waxaana lagu soo waramayaa in ay  Si Nabad galyo ah ay kula Wareegeen Deegaanadaas.

Afhayeenka Mamulka Gobolka Shabellaha dhexe Daa’uud Xaaji Ciro ayaa warbaahinta u sheegay Lagala Wareegay Al-shabaab Deegaanadaas.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Afhayeenka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com