Dhageyso:Mareykanka oo Malaayiin Dolar Duldhigay Hogaamiyaal Al-shabaab ah

0

Dowladda Marekanka ayaa sheegtay in Saddex Horjooge oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab ay Malaayiin Doolar oo lacag ah ay duldhigtay Cida keenta Xogtooda iyo halka laga Heli karo.

Waxaana ka mid ah Horjoogeyaashaas C/qaadir Cigrama oo siweyn Shabaabka dhexdooda looga yaqaano islamarkaana ah sargaal Shabaab Muhiim u ah iyo Labo Xubnood oo kale.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin ladul Dhiagay Maleeshiyaadka Al-shabaab

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com