Dhageyso:Golaha Amaanka oo Xayiraadii ka Qaaday Ganacsade Axmed Nuur Jimcaale

0

Muqdish(AGGM): Golaha Amaank ayaa Xayiraadii ka qaaday Ganacsade Axmed Nuur Jimcaale oo Mudo 13 Sano ah ay ka xayirney Hantidiisii iyo Safarkiisii intaba.

Waxaa Golaha Amaanka ayaa sheegeen in Axmed Nuur  Xayiraadii Hantida iyo Socdaalka laga Qaaday.

Dhanka kale Gudoomiye Axmed Nuur Jimacaale oo ahaa Mulkilihii Shirkadii Al-barakaad,hadana ah Mulkilaha Shirkada Hormuud ayaa soo dhaweyey Go’aankaas.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiye Axmed Nuur

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/axed-nuur-jimcaale.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com