Dhageyso: Gen. Cali Madoobe “Kismaayo Niman Maleeshiyaad Ah Ayaa Wax Iska Magacoowday, Waxayna Noqotay Kawaanki Dadka”.

0

Muqdisho (AGGM): Gen, Ali Madoobe ayaa waxaa uu ka hadlay howlgalada ciidan ee ka socda gobolka Gedo oo ka tirsan gobollada la isku yiraahdo Jubbaland. Waxaana waraysiga oo Xiiso Badan uu Daaha uga Rogay Arimo Dhinacyo Badan.

Gen, Ali Madoobe ayaa waxaa uu si qoto-dheer uga hadlay waxa laga filayo qorshayaasha ka dhan ka ah Al-Shabaab iyo waxa xiga marka la soo afmeero dagaaladaasi ay wadaan ciidamada huwanta..

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com