Dhageyso:Maamulka Shabellaha Dhexe oo Cadeeyey Mowqifkiisa Maamulka Shabelle

0

Jowhar(AGGM): Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Fidno ku sheegay Maamul Dhawaan lagu dhisay Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Gudoomiye Xigeenka Gobolka Shabellaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Maamulkaasi uu yahay Sharci daro oo Dadka ku nool Shabellaha dhexe aysan ku jirin.

Waxaa uu sheegay in Dad Gooni ah ay dhoobdhoobteen oo doonaya in ay Fidno iyo dagaal ku abuuraan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiye Xigeenka Shabellaha  dhexe

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com