Dhageyso:Duqeeyn ka Dhacday Buurdhuubo iyo Ahlusunna oo ka Hadashay

0

Buurdhubo(AGGM):Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay Duqeeyey Degmada Buudhuubo ee Gobolka Gedo,waxaana Weerarka la sheegay in lagu qaaday Goob Ciidamada Ahlusuna ay Maxaadaro ka wadeen.

C/rixmaan Axmed Ansaari oo ka mid ah saraakisha Ciidamada Ahlusuna ayaa sheegay in Ciidamada Ahlusuna goob ay ku sugnayeen ay Al-shabaab soo Duqeyeen.

waxaa uu sheegay in uu san jirin Wax Qasaaraa oo ka dhashay Halkaasi sida uu sheegay Sargaalka u hadlay Ahlusunna.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Sargaalka.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com