Dhageyso:Muungaab Ciidamada Gobolka Banaadir kama Fulin karaan Howlgal aan Qorsheysneeyn

0

Muqdisho(AGGM):Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Max’ed Xuseen(Muungaab) ayaa sheegay in La badalayo Qorshaha Howlgalada Muqdisho.

Gudoomiye Muungaab ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir uu dajiyey Qorshe lagu Hagaajinayo Amaanka Magaalada Muqdisho iyo Howlgalada Ciidamada Soomaaliya.

Xasan Max’ed Gudoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in Ciidamada Booliska iyo kuwa Nabadsugida Gobolka Banaadir aysan qaadi Karin Howlgal aan Qorsheysneeyn oo aan la ogaan cida lagu qaadayo.

Halkaan hoose ka dhageyso Warbixinta Gudoomiye Muungaab

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com