Dhageyso:Maamulka Soomaaliland oo Shidaal ka baaraya Soomaaliland

0

Hargeysa(AGGM): Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in deeganadooda ay ka bilaabeen Qodista iyo Baarinaaka Shidaalka ku jira,Deegaanada Maamulka Soomaaliland.\

Wasiir Max’ed  C/laahi ayaa sheegay in Baaritaankaan ay ka bilaben Deegaanada Maamulka Soomaaliland oo ay ku rajo Weyn yihiin in Shidaalka  laga helo halkaasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wasiirka

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com