Dhageyso: Askari Qof Shacab ah ku Dilay Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM): Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay Degmada Xamarweyne ku Dilay Qof Shacab ah oo ku suganaa Degmada Xamarweyne.

Waxaa la sheegay in Askarigaan iyo Qofka Shacabkaa ay wada  Joogeen oo ay Isticmaalayeen waxyaabaha Muqaadaraadkaa ee Maanka Dooriya,

Gudoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir C/laahi Sahal Gardhuub ayaa sheegay in ay ku raad joogaan Askarigii Dilka Geeystay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com