Dhageyso:Ra’iisulwasaare C/weli Oo Balan Qaaday in Xukumadiisa ay ka Foganeysoo Musuq…

0

Muqdisho(AGGM):Ra’isuwasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/weli Sheikh Axmed Oo Ka Qeybgalayay Ay Soo Qabanqaabisay Mid Kamid Ah Dallahada jiliyaasha Aan Dowliga ahayn ayaa Sheegay In Xukkumadda Uu Madaxda Ka Yahay Ay ka Fogaaneyso Musuq maasuqa Iyo Wax Isdaba marinta.

C/weli Sheekh ayaa Sheegay in Musuqmaasuqa ay la dageen Xukumaddihii ka horeyay waxuuna Xusay in ayaga Ay La Dagaalamayaaan MusuqMaasuq

Halkaan Ka Dhageyso Codka Ra’isulwasaaraha Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgduud Media

allgalgaduud@gmail.com