Dhageyso: Xaalad Adag oo ka jirta Deegaano Hoos yimaada Degmada Cadaado

0

Cadaado(AGG): Xaalad oo dhinaca Noloshaa ayaa laga soo sheegayaan Deegaano Hoosyimaada Degmada Cadaado ee Gobolka galgaduud.

Waxaa Lagu soo waramayaa in Qeyb ka mid ah Deegaano hoos taga Galgaduud Gaar ahaan Degamada cadaado laga soo warinayo in Xaalada caafimaad iyo Biyo la’aan intaba ay ka jirto.

Halkaan Hoose Kadhageyso Codka Warbixin Aintaas ku saabsan

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com