Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Xasan Diiriye Quuq.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 9/03/2014 magaalada Kismaayo lagu dilay Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Diiriye Quuq .

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Xasan Diiriye Quuq, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Diiriye Quuq, Xaaski Iyo Caruurti Marxuumka, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Diiriye Quuq, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Xasan Diiriye Quuq janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed oo gaara Diraya

Dhamaan Jaaliyadaha Dalka Dibeddiisa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com