Dhageyso:Odayaasha Baydhabo oo Dowladda Eedeeyey

0

Baydhabo(AGGM): Odayaal iyo Waxgarada ka soo jeeda Gobolka Baay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka soo hor jeedo Hormar iyo Maamulka laga dhisay Lixda Gobol ee Goofur Galbeed ee dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in uu ka soo horjeedo Hormaka iyo Siyaasada Dalka iyo sidoo kale Maamulka Gobleedka Koofur Galbeed.

Halkaan Hoose ka dhageyso Mid kamid ah Odayaasha Baydhabo

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com