Dhageyso:Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka amba baxay Magalada Garowe isagoo gaaray Magaalada Jabuuti,

0

Garoowe(AGGM):Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaawaxay sheegayaan in ay maantaayhalkaasi ka amba baxeen xubno wefdi uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali gaas iyagoogaarayMagaalada Jabuuti ka dib Casuumaad ay ka helleen Madaxweyne CismaaciilCumar Gelle.

Waxaana Madaxweynaha Safarkiisa ku waheliya Xubno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Wasiirada Maamulka Puntland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warka Arintaas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com