Dhageyso: Eeyaha ku Nool Muqdisho oo Dagaal Wajahaya

0

Muqdisho(AGGM): Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka jira Eeyo Dadka ku nool Magaalada Muqdisho Dhibaato ku haya oo Dhaawacay Tiro badan oo Dad ah.

Drs.Luul Max’ed  oo ka mid ah Saraakiisha Isbitaalka Banaadir ayaa sheegtay  in Eehaya ku nool Magaalada Muqdisho ay Dadka Cunaan oo Degmada Hodan ay Dad Badan ku dhaawaceen.

Waxaa ay intaa ku dartay in Eeyaha ay qabaan Cudurka Raabiyada looyaqaano ee Halista ah sida ay sheegtay DRS Luuleey.

ugu danbeeyn ayaa waxaa ay ku Baaqaday DRS Luuleey in lala Dagaalo Eeyaha oo la laayo si Magaalada Muqdisho looga yareeyo Dhibaatada ay Geeysanayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Dr Luul Max’ed

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Dr-Luul-Maxed-Isbitaal.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com