Dhageyso: Al Shabaab Oo Buurdhuubo Laga Xoreeyay Iyo Baardheere Oo Lagu Wajahan Yahay.

0

Buurdhuubo (AGGM): Sheekh isxaaq Xuseen Mursal Geesdheere Xoghayaha gaashaandhiga Ahlusunna ee gobolka Gedo oo la hadlay Warbaahinta gudaha ayaa sheegay xaaladu imika inay dagantahay Ciidamadda dowladda, AMISOM, iyo Ahlusunna ay gacanta ku hayaan guud ahaan magaalada iyo deegaano dhowr ah oo u dhow.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com