Kenya: Uhuru Kenyatta Oo Sheegay In Dowladdiisu Muhiimad Gaar Ah Siin Doonto Haweenka.

0

Nairobi (AGGM): Iyadoo maalinta haweeynka aduunka laga xusay guud ahaan caalamka ayaa hadane war faraxad galiyay haweenka dalkaani kenya waxaa uu ka soo yeeray madaxweynaha dalka kenya mudane uhuru kenyatta ka dib kulan ka dhacay  xaruunta shirarka magaalada  nairobi ee (KICC) taasi oo lagu mamusay xuska maalinta haweeynka aduunka

Mr Keynatta oo ka hadlay munasabadaas ayaa sheegay in wali la gaarin hadafkii la tiigsanayay ee ahaa in Baarlamaanka dalka 4 meel loo dhigo hal meel ay haween Noqdaan.

Waxaa una sheegay in ay arintaas ku guleysan donaan dhawan sidu hadlka u dhigay uhuru kenyatta oo si qirad leh uga hadlay howlka shirarka oo markaasi ay ka socdtay munasabada 8 marso .

sidoo kale xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalkani kenya ayaa soo dhaweyaya hadalka madaxweynaha kenya uhuru kenyatta .

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com