Dhageyso:Raisul wasaare C/wali Sh”Al-shabaab Inkaar ha ku Dhacdo”

0

Muqdisho(AGGM): Raisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa sheegay in Al-shabaab ay ummadda Soomaaliyeed ay dhibeen oo ay Inkaar ku Habaarayaan.

R/wasaare C/wali ayaa sheegay in Al-shabaab ay Xanuunbadan gaariiyeen Umadda Soomaaliyeed iyo Dowladda Soomaaliya intaba.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin ku sabasan Hadlka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com