Dhageyso:Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo Gedo lagu qabtay

0

Gedo(AGGM): Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay Dagaal ka dhacay Gobolka Gedo ay ku soo qabteen Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Waxaa Saraasha ay sheegeen in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku soo dhigeen Ilaa iyo Sadex Ruux oo Al-shabaab ah oo ay Ciidamada Dowladda ay qabteen.

Cabdi Buule cabdi oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Gedo ayaa Idaacada Galjubba u sheegay in dagaal ay ku soo qbateen Ragaan ka tirsan Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Sargaalka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com