Dhageyso:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Mashruuc Keyd Shidaal oo laga Hergalinayo Dekedda Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM): Madaxaweynaha jamhuuriyada fedraalka somaliya xasan sheikh maxamuud aya maanta dakada muqdisho kaga qayb galay furitaanka mashruuc keyd shidaal loogu samyey dakada weyn ee magalada muqdisho kaas oo wixii hadad ka danbeya shaqeyn doona loogan maarmi doono in shidaalk markiibta looga soo qaaadoo.

Wasiirka wasrada dakadaha iyo gadiidka xukumada soomaliya ayaa u shegay warbahinta madaxweynaha in mashruucaan keydka shidaal ee dakada laga hirgaliyey aysoo socotay mudo laba sano ah  ayna leyihiin ganacsato soomaliyeed  fa.iido badan laga heli doono

Madaxweyne xasan sheikh maxamuud ayaa sina shegay in hirgalinta mashruucaan keydka shidalaka ee dakada ay tahay talaboo horey loo qaaday  isagoona u hambalyey ganacsatdii hir galisay ganacsatada kale ee dalka dibadiisa ayuu ugu baaqay  in ay dalaka dib u dhis noocaan oo kale ku samyeen .

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Xasan-Maxmuud.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com