Dhageyso:Ganacsato Soomaali Ah Oo Hantidooda Lagu Boobay K/Afrika.

0

Cape Town (AGGM): Magaalada Nelsprit ee dalka Koonfur afrika waxaa saacadahii lasoo dhaafay lagu boobay  ilaa 50-dukaan oo soomaali ay leedahay,Waxaana falkaasi ku dhaqaaqay burcad K/Afrikan ah ,waqti dambe Ciidamada Booliiska k/Afrika Ayaa ku geeleestay Hakinta Boobka Burcada ay samaynaysay.

Wararka lasoo warinaya ayaa sheegaya in Ganacsatada soomaalida ee weerarka lagu soo qaaday isdifaacid ay sameeyeen’iyadoo lasheegayo in ilaa sagaal qof oo Soomaaliya xabsiga ladhigay kadib markii hub aan sharci aheyn ay isku difaaceen.

Halkan Hoose Kadhagayso C/riin Aumar oo kamid Madaxada jaaliyada Soomaalida.

Isha ku hay Allgalgaduud media 

Allgalgaduud@gmail.com