Dhageyso: Shir Maamul loogu dhisayo Labada Shabelle oo Afgooye ka Furmay

0

Afgooye(AGGM): Shir looga hadlayo Maamul ay Dhisanayaan Shabellaha Dhexe iyo Shellaha Hoose ayaa maanta ka Furmaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shhabellaha Hose.

Wararka ayaa sheegaya in Shirka uu Daba socdo ,Shir Maalmo ka hore  ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Gudioga Qaban qabata Shirka Maanta ayaa waxaa uu Warbaahinta u sheegay in Shirka uu maanta Furmayo.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Shirka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com