Deg-deg:- Dagaal ka dhacay Deegaano u dhaw Degmada Garbahaareey

0

Garbahaarey(AGGM): Dagaal Xoogan ayaa saaka ka dhacay Deegaan Hoos yimaada Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo,dagaalkaas oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya  ay Dagaal Xoogan ay Saaka ku qaadeen Fariisimo Ciidamada Al-shabaab  ay ku leeyihiin Deegaano hoostaga Degmada Garbahaareey.

Waxaa la sheegay in Saraakiisha Ciidamada Dowladda ay Dagalkaasi ay ku qabteen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab islamarkaana ay soo bandhigi doonaan.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com