Dhageyso+Daawo Sawirada:Xukumadda Somalia oo Meel marisay Canshuurta Biriga Soomaaliya

0

Muqdisho(AGGM): Xukumada Soomaaliya ayaa maanta Meel marisay Qorshe lagu Ansixinayo Sharciga Canshuurta Dalka Soomaaliya,gaar ahaan Canshuurta Biriga.

Kulan golaha wasiirada oo maanta uu shir Gudoominayey R/wasaare C/wali Sh Axmed ayaa lagu Ansixiyey Sharciga.

C/wali Sh Axmed raisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa warbaahinta u hadlay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Raisul wasaaraha Soomaaliya.

sawirka sawirka1

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com