Dhageyso:Wasiirka Amniga Guuleed Shacabka Dowladda lama Shaqeyaan

0

Muqdisho(AGGM): Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo Xalay ka qeyb galay kulan amaanka looga hadlayey oo Muqdisho ka dhacay ayaa Dhaleeceen Dusha oga Tuuray Bulshada Muqdisho,kuwaas oo uu sheegay inaysan la shaqeyn Dowladda Soomaaliya.

Guuleed ayaa Tilmaamay in ay jiraan Falal Amaandaro  oo ka dhaca Magaalada Muqdisho laakiin ay Dowladda Soomaaliya ay ku dadaaleyso in ay xaliso.

Waxaa uu ka Codsaday Shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeyaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay Amaanka wax ka sugaan si looga hortago Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wasiirka Amniga Guuleed

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com