Dhageyso:Munaasabada lagu Xusayo 8 Maarso oo Gaalkacyo lagu qabtay

0

Gaalkacyo(AGGM): Munaasabad lagu Xusayo Sideeda Maarso oo ah Maalinta Haweenka Aduunka ayaa lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Munaasabada ayaa ka dhacaday Waqooyiga iyo Koofurta Magaalada Gaalkacyo,waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ta katirsan Labada Maamul ee Gaalkacyo kawada arimiya,

Munaasabad lagu qabtay Koofurta Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Galmuudug oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixinta Munaasabada

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/MUNAASABADA-8-MARSO.MP3-ok-sax.mp3

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com